Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal culus oo ka dhacay Deegaanka Xaaji cali

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhaxe ayaa sheegaya in xalay halkaasi uu ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay dagaalyahanada Al Shabaab iyo ciidanka milatariga Soomaaliya. Sida aan wararka ku heleyno dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday xero ay ciidanka milatariga Soomaaliya ku lahaayeen deegaanka Xaaji Cali Waxaan … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal culus oo ka dhacay Deegaanka Xaaji cali